Duqii Magaalada Beled-weyne oo xilka laga qaaday & mid cusub oo lagu bedelay (Akhriso)

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Hirshabelle ayaa soo saaray Wareegto xilkii looga qaaday duqii degmada Baladweyne. Duqa magaalada Beled-weyne ee xilka laga qaaday ayaa xafiiska fadhiyey muddo afar bilood ah oo kaliya. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa maalmo ka hor shaqada ka joojiyey Duqa magaalada Beled-weyne ka dib markii uu ku eedeeyey wax isdaba marin. … Continue reading Duqii Magaalada Beled-weyne oo xilka laga qaaday & mid cusub oo lagu bedelay (Akhriso)